Xidhiidhada Nolosha Podcast – Details, episodes & analysis
Podcast details
Technical and general information from the podcast's RSS feed.

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Amaal Haybe
Frequency: 1 episode/11d. Total Eps: 68

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.
Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.
Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed.
Dhagaysi wacan.
Recent rankings
Latest chart positions across Apple Podcasts and Spotify rankings.
Apple Podcasts
🇬🇧 Great Britain - relationships
12/07/2025#78🇩🇪 Germany - relationships
24/06/2025#92🇬🇧 Great Britain - relationships
04/02/2025#96🇩🇪 Germany - relationships
16/01/2025#91🇬🇧 Great Britain - relationships
30/12/2024#82🇬🇧 Great Britain - relationships
28/12/2024#58🇩🇪 Germany - relationships
26/12/2024#79🇩🇪 Germany - relationships
18/12/2024#83🇬🇧 Great Britain - relationships
12/12/2024#88🇩🇪 Germany - relationships
11/12/2024#89
Spotify
No recent rankings available
Shared links between episodes and podcasts
Links found in episode descriptions and other podcasts that share them.
See allRSS feed quality and score
Technical evaluation of the podcast's RSS feed quality and structure.
See allScore global : 62%
Publication history
Monthly episode publishing history over the past years.
Su'aalo & Jawaabo
mardi 8 octobre 2024 • Duration 24:01
Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa.
Dhagaysi wacan :)
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Season 2 · Episode 65
mardi 30 juillet 2024 • Duration 18:26
Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.
Dhagaysi Wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad
Season 2 · Episode 55
mardi 14 mai 2024 • Duration 23:46
Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda.
Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad
Season 2 · Episode 54
mardi 7 mai 2024 • Duration 29:31
Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad
mardi 30 avril 2024 • Duration 16:53
Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Ixtiraamka Dadka Q-2aad
Season 2 · Episode 52
mardi 23 avril 2024 • Duration 15:59
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Ixtiraamka Dadka Q-1aad
Season 2 · Episode 51
mardi 16 avril 2024 • Duration 17:23
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka
Season 2 · Episode 50
mardi 9 avril 2024 • Duration 17:33
Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Season 2 · Episode 49
mardi 26 mars 2024 • Duration 23:17
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?
Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad
Season 2 · Episode 48
mardi 19 mars 2024 • Duration 21:14