Back

Explore every episode of the podcast Xidhiidhada Nolosha Podcast

Dive into the complete episode list for Xidhiidhada Nolosha Podcast. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–50 of 68

TitlePub. DateDuration
Su'aalo & Jawaabo 08 Oct 202400:24:01

Fariin ii reeb :)

Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. 

Dhagaysi wacan :)

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad30 Jul 202400:18:26

Fariin ii reeb :)

Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.

Dhagaysi Wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad14 May 202400:23:46

Fariin ii reeb :)

Ma ogtahay in marar badan  aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin?  Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda.

Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad07 May 202400:29:31

Fariin ii reeb :)

Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad30 Apr 202400:16:53

Fariin ii reeb :)

Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Ixtiraamka Dadka Q-2aad23 Apr 202400:15:59

Fariin ii reeb :)

Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Ixtiraamka Dadka Q-1aad16 Apr 202400:17:23

Fariin ii reeb :)

Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka09 Apr 202400:17:33

Fariin ii reeb :)

Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage26 Mar 202400:23:17

Fariin ii reeb :)

Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? 

Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. 

Dhagaysi wacan. 
 
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad19 Mar 202400:21:14

Fariin ii reeb :)

Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Qorshaha Bisha Ramadan 12 Mar 202400:25:07

Fariin ii reeb :)

Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay.

Dhagaysi wacan. 
Hel 50% discount tababar wadreed bilaabmaya bisha April 15 keeda oo socon doonaa afar isbuuc 👇 https://forms.gle/PKe1RRNkQ2rfdQbg9

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Culayska Wacyiga Kobca05 Mar 202400:16:45

Fariin ii reeb :)

Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad23 Jul 202400:25:46

Fariin ii reeb :)

Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad27 Feb 202400:22:18

Fariin ii reeb :)

Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku  naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad20 Feb 202400:20:54

Fariin ii reeb :)

Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. 

Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad13 Feb 202400:22:35

Fariin ii reeb :)

Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow.  Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto.  Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dhaqamada Xidhiidhada aan fayoobayn Q-1aad07 Feb 202400:17:40

Fariin ii reeb :)

Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay. 

Ka dhagayso xalqada isbuucan afarta calaamadood ee cilmi baadhis  lagu sameeyay kana dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles 30 Jan 202400:21:05

Fariin ii reeb :)

In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid
qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?

Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay.  Dhagaysi wacan. 

Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah -  Halkan iska diiwangali  https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style 23 Jan 202400:41:31

Dib u eegid| Gunaanadka season 1 09 Jan 202400:17:54

Fariin ii reeb :)

Xalqadan waxay tahay  qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay. 

Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee noloshaada adoo wakhti naftaada siinaya wakhtina la qaadanaya. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Qorshaha sanadka cusub02 Jan 202400:17:58

Fariin ii reeb :)

Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇

https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0 

-

Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka?
Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtu
dhagayso xalqadan qorshaha sanadka cusub si aad wax badan uga badashid hab-fikirkaaga dhinaca hadaf - dajinta iyo isbadal doonka. 

Dhagaysi wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Kalsooni Dhisid Q-2aad12 Dec 202300:22:01

Fariin ii reeb :)

Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon awoodihiisa wakhtiyada adag iyo wakhtiyada fududba. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Kalsooni Dhisid Q-1aad05 Dec 202300:15:51

Fariin ii reeb :)

Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan.  Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad16 Jul 202400:21:09

Fariin ii reeb :)

In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. 

Dhagaysi Wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Naf-ka War Hayn29 Nov 202300:20:04

Fariin ii reeb :)

Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed. 

Hadaba xalqadan waxaad ku baran doontaa sida naftaada ay tahay in aad uga war haysid iyo su'aalaha ay tahay in aad naftaada waydiisid isbuuc kaste iyo bil kasteba si xidhiidh fayow oo cafimad qaba ula yeelatid naftaada iyo dadka kaleba.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Filasho Q-3aad| Expectations21 Nov 202300:36:39

Fariin ii reeb :)

Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay?
Waa maxay se talaabooyinka aad qaadi kartid si aad filashooyinka aan fayoobayn ee aad leedahay aad wax uga badali kartid.  Jawaabaha su'aalahan waxad ka helaysaa xalqadan. 

Dhagaysi wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Filasho Q-2aad| Expectations14 Nov 202300:11:55

Fariin ii reeb :)

Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban?

Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'Allah Q-2aad ee mawduucana waxad la socon doontaa wiiga soo socda.

Dhagaysi Wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Filasho Q-1aad| Expectations07 Nov 202300:10:59

Kala mudnaysiin Q-2aad| Prioritisation31 Oct 202300:10:45

Fariin ii reeb :)

Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah? 

Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? 

Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo xalqadii hore Q-1aad.

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Kala mudnaysiin| Prioritisation 24 Oct 202300:09:32

Fariin ii reeb :)

Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo  waxqabadkiisa malin laha ah? 

Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? 

Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah. 
Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Raaligalinta xad-dhaafka ah Q-3aad10 Oct 202300:12:39

Fariin ii reeb :)

Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.

Xalqadan waxan kaga hadlay qaababka kala duwan ee uu qofku wax uga badali karo dabeecadan isagoo isku dayaya in uu noqdo qof ka war qaba dareemadiisa maarayn karaana markay soo if-baxa an. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad03 Oct 202300:11:40

Fariin ii reeb :)

Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. 

Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso  xalqadan. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing 26 Sep 202300:19:22

Fariin ii reeb :)

Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. 

Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso  xalqadan. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety19 Sep 202300:22:47

Fariin ii reeb :)

Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. 

Xalqadan manta waxaad ku baran doontaa qaababka kale duwan ee loo maareeyo warwarka?

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad11 Jul 202400:18:21

Fariin ii reeb :)

Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Warwarka - Anxiety12 Sep 202300:11:39

Fariin ii reeb :)

Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. 

Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maaraysid warwarka ama goorta ay tahay in aad raadsato  caawimo cafimaad. 

Dhagaysi wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Naf-saamixid05 Sep 202300:19:45

Fariin ii reeb :)

Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka  gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco? 

Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo culayska weheliya. 

Dhagaysi wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Daryeelka cafimadka maskaxda 29 Aug 202300:14:41

Fariin ii reeb :)

Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dabeecadaha wanaajiya xiidhiidhada 22 Aug 202300:20:32

Fariin ii reeb :)

Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi?  Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? 

Dhagayso xalqadan si aad u heshid jawaabaha su'aalahan kor ku xusan. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Aaminaadaha aan fayoobayn Q-5aad16 Aug 202300:12:55

Fariin ii reeb :)

Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?

  ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay.  Halkan ka dhagayso xalqada cusub. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Aaminadaha aan fayoobayn Q-4aad08 Aug 202300:21:27

Fariin ii reeb :)

Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?

  ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay.  Halkan ka dhagayso xalqada cusub. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Aaminadaha aan fayoobayn Q-3aad01 Aug 202300:18:19

Fariin ii reeb :)

Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. 

Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Aaminadaha aan fayoobayn Q-2aad25 Jul 202300:09:30

Fariin ii reeb :)

Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. 

Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Aaminadaha aan fayoobayn18 Jul 202300:12:32

Fariin ii reeb :)

Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. 

Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Wax qabadka malin laha ah (productivity) - Q 2aad11 Jul 202300:12:31

Fariin ii reeb :)

Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah?

Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga  malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? 

Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan.

 Dhagaysi wacan 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad10 Jul 202400:16:21

Fariin ii reeb :)

In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. 

Dhagaysi Wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Wax-qabadka malin laha ah - Q 1aad04 Jul 202300:13:39

Fariin ii reeb :)

Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah?

Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga  malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? 

Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan.

 Dhagaysi wacan 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Maaraynta Dareemada Culus Q-2aad27 Jun 202300:13:09

Fariin ii reeb :)

Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? 

Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Maaraynta Dareemada Culus Q-1aad 20 Jun 202300:20:43

Fariin ii reeb :)

Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? 

Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Xuduud Dhigasho 13 Jun 202300:24:33

Fariin ii reeb :)

Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya?

Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo  cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko  qaybaha kala duwan ee noloshiisa. 

Dhagaysi wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

© My Podcast Data