Back

Explore every episode of the podcast Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Dive into the complete episode list for Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–1 of 1

TitlePub. DateDuration
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.04 Sep 202400:12:59

Xasuusinta xalqadan

Wixii aydun waydeen ee aydun aadka uga war warteen waayidiisa wax ka cajiibsan oo aydaan filan karahayin baydun badalkeeda helaysaan ilaahay awoodiisa ee fursada waydiisashada, fursada baryada iyo fursada ducada il-bidhiqsi ha hallaynin.

لَا تَدْرِي لَعَلَّ اللَّهَ يُحْدِثُ بَعْدَ ذَلِكَ أَمْرً

Macquul ilaaha waxa muuqda iyo waxa qarsoon labadaba ogi in uu idiinka dambeysiin doono marxaladahii qadhaadhaa ee aydun marteen wax qurux badan oo aydun gudo ahaan ku xasishaan. Barraa idiinka wacnaan dontaa ilaahay idankiisa manta.

© My Podcast Data · Independent project · Data from Apple & Spotify