Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah – Details, episodes & analysis

Podcast details

Technical and general information from the podcast's RSS feed.

Podcast Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Nazreen Zallah

Education
Religion & Spirituality
Society & Culture

Frequency: 1 episode/0d. Total Eps: 1

Hosting podcast Buzzsprout

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.

podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. 

Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. 

"Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

RSS
Apple

Data updated on 04/07/2026


Recent rankings

Latest chart positions across Apple Podcasts and Spotify rankings.



RSS feed quality and score

Technical evaluation of the podcast's RSS feed quality and structure.

See all

Publication history

Monthly episode publishing history over the past years.


Latest published episodes

Recent episodes with titles, durations, and descriptions.

See all

© My Podcast Data · Independent project · Data from Apple & Spotify