Back

Explore every episode of the podcast Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club

Dive into the complete episode list for Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–9 of 9

TitlePub. DateDuration
Sitdown with Abdullahi Alasson a Somali Norwegian chairman of Labour and inclusion committee 16 Jul 202101:28:05
Waxaa halkaan ku casuumnay Abdullahi Alason oo ah siyaasi ku nool dalka Norway. Wuxuu hada ka hayaa xil sare waana qof ku soo jiray siyaasada mudo dheer.
Dr Yasin Gaardo oo ku nool magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha06 Jul 202100:46:39

Waxaa maanta la fariisaney Dr. Yasin Gaardo oo ah dhaqtar Soomaali oo ku nool dalka Shiinaha, halkaasne wax ku soo bartay.

Top 5 Waxyaabaha iigu yaabka badnaa social media06 Jul 202100:08:09

Halkaan waxaa ini kula wadaagayaa waxyaabaha iigu yaabka badnaay aan kala kulmay social media

Maareyta Waqtiga (Time management ) with Abdi Speaks Part. 230 Jun 202100:48:27

Halkaan waxaa uga hadleynaa maareynta waqtiga qeybtii labaad. Waxaa ka hadalnay Eisenhower matrix, waqti lumis (time wasters) iyo wax badan qofka waqtiga ka lumiyo. Waxaa talooyinka nasiiye Abdi Speaks podcast oo aad ka heli kartid Spotify 

Maareyta Waqtiga (Time management ) with Abdi Speaks Part. 125 Jun 202100:26:57

Waxaa qeybtaan ka hadleynaa si qofka u maareyn karo. Mowduucaan waa mid aad u weeyn sidaas darteed waxaa u kala qeybinay labo qeybood Part 1 iyo Part 2.

How do you define success? Maxaad U Aragtaa Guul?20 Jun 202100:10:42

Halkaan waxaa rabaa inaa ka hadlo kala duwanaashaha dadka qof walba sida uu arko guusha iyo horumarka.

Waxaa jira ina dadka dhinacyo kala duwan ka firiyaan marka aay qiimenayaan guul ama horumar.

Maxaad adiga u aragtaa guul?

Abdishakur Mahmed Shidane "Shaksi" oo Somalia u guuray kana furtay ganacsi10 Jun 202101:05:42

Waxaa la hadalnay Abdishakur Mahamed Shidane oo ku magac dheer Shaksi. Waa ganacsade dhalin yar oo dalka dib ugu laabtay kana furtay shirkada lacagaha bixinta dadka u fududeysa iyo maqaayad mac maacan ee caasimada Muqdisho

Amina Mohamed oo caawiso bulshada Soomaaliyeed ee dalka Finland08 Jun 202101:00:46

Amina Mohamed waa qof hal abuur aad u wanaagsan keen si bulshada Soomaalieed ee ku nool dalka Finland uga faa'iidaan. Shirkada Amina waa shirkad iyo samafal isku jiro

Hordhac08 Jun 202100:06:29

Kani waa hordhac ka hadlayo subax wanaagsan iyo u jeedka subax wanaagsan

Š My Podcast Data ¡ Independent project ¡ Data from Apple & Spotify