Explore every episode of the podcast Somali Book review Podcast
| Title | Pub. Date | Duration | |
|---|---|---|---|
| 12- A woman of firsts; Edna Aden | 07 Dec 2023 | 00:21:38 | |
Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay haldoor iyo hogaan u ahayd ololayaal badan oo bulshada Soomaliyeed wax ka badalay, waxa ay u joogtay dhacdooyin badan oo 60 kii sanno ee na soo dhaafay muhiim u ahaa samaysanka ummadda Soomaaliyeed. Buuga kani waa xusuus qorkeedii oo ku daabacan afka ingiriiska oo Soo baxay 2019kii.
Edna saw first-hand how poor healthcare, lack of education and ancient superstitions had devastating effects on Somaliland’s people, especially its women. When she suffered the trauma of FGM herself as a young girl at the bidding of her mother, Edna’s determination was set. | |||
| 11- Jirrida Baambuuga (ساق البامبو) | 05 Dec 2023 | 00:10:42 | |
Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga. | |||
| 10- The Yibir of Las Burgabo | 21 Oct 2022 | 00:13:00 | |
The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada isir sooca. waa dhigane ku qoran af-ingiriisi waxana qoray Maxamuud Geeldoon. | |||
| Book 9 - The Fortune Men by Nadiifo Maxamed. | 12 Oct 2021 | 00:28:59 | |
The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021. | |||
| Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa) | 12 Oct 2021 | 00:21:27 | |
Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida. kala xidhiidh 🌍www.somalipodcasts.com. | |||
| Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale | 20 Feb 2021 | 00:19:20 | |
Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm. | |||
| Book 6 - From a crooked rib by Nuruddin farah | 20 Feb 2021 | 00:12:15 | |
Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii. | |||
| Book 5- Mogadisho Memoir by Hassan Abukar | 09 Jan 2021 | 00:09:42 | |
Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015. | |||
| Book 4- Dhibbanaha aan Dhalan by Cawl | 05 Jan 2021 | 00:11:07 | |
Buugga afraad waxa wada gorfaynayna aniga iyo saaxiibkay Cali casimaan. Dhagaysi wacan. the fourth Book (the unborn sufferer) is reviewed with my friend Ali. | |||
| Book 3 -Hidden Life of Trees - Nolosha Dahsoon ee Geedaha | 02 Jan 2021 | 00:08:23 | |
Review of Hidden life of trees (Nolosha Dahsoon ee Geedaha) by Peter Wollhoben. | |||
| Book 2 - First footsteps in East Africa , Richard Burton, 1856 | 23 Dec 2020 | 00:06:02 | |
Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad. | |||
| Book 1- Aqoon darro waa u nacab jacayl , waxa qoray Faarax M J Cawl 1974 | 22 Dec 2020 | 00:07:06 | |
Buuga uu ku curtay barnaamijkani waa buuga caan baxay ee Aqoon darro wa u nacab jacayl. The first book on this book is none other than the classic "ignorance is the enemy of love". | |||
| Hordhac | 19 Dec 2020 | 00:01:21 | |
This is an intro to the podcast. Meeriskani wuxu hordhac u yahay Madal jabaqeeddan. | |||