Back

Explore every episode of the podcast SBS Somali - SBS Afsomali

Dive into the complete episode list for SBS Somali - SBS Afsomali. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–50 of 1,005

TitlePub. DateDuration
Wararka SBS Somali 26 December26 Dec 202400:03:23
Wararka SBS Somali 26 December
Xafladda qalinjabinta SAFA25 Dec 202400:12:08
Waxaa sanadkii 15 aad lagu qabtay Melbourne xafladda qalin jabinta SAFA oo lagu abaalmariyo dhalinta ka qalin jabisay iskuulada iyo jaamacadaha.
Wararka SBS Somali 11 December11 Dec 202400:13:34
Wararka SBS Somali 11 December.
Wararka SBS Somali 4 Sebtember04 Sep 202400:13:17
Wararka SBS Somali
Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo03 Sep 202400:10:14
Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.
Wararka SBS Somali 3 Sebtember03 Sep 202400:05:09
Wararka SBS Somali 3 Sebtember
Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha30 Aug 202400:06:03
Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.
How to protect your home from Australia’s common pests30 Aug 202400:09:19
Siyaabaha - Australia dhexdeeda - aad gurigaaga uga ilaashan karto cayayaanka guryaha gala.
Wararka SBS Somali, Khamiis 29.29 Aug 202400:04:59
Wararka SBS Somali, Khamiis 29.
Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada.28 Aug 202400:07:40
Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamadaha lagu garto, siyaabaha looga hortago. Dhagaysi wacan waraysiga.
Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada27 Aug 202400:17:07
Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galinta ee ku aadanayd Kansarka Xiidmaha. Dhagaysi wacan
WARARKA SBS SOMALI, 27 AGOOSTO27 Aug 202400:04:42
WARAKA MAANTA, TALAADA 27, 2024
WARARKA SBS SOMALI, 26 AUGUST.26 Aug 202400:06:28
Wararka SBS Soomaali, 26 Ausgust.
Geddy Hildid waxaa taxi uu waday lagu iloobay alaab qaali ah10 Dec 202400:07:18
Taksiile Soomaali ah oo shay aad qaali u ah lagu iloobay taksigiisa ayaa ka waramaya sida arintu u dhacday.
Wararka SBS Somali 23 Agoosto23 Aug 202400:09:39
Wararka SBS Somali 23 Agoosto
Wararka Soomaaliya 23 Agoosto23 Aug 202400:09:53
Wararka Soomaaliya 23 Agoosto
Wararka SBS Somali 22 Agoosto22 Aug 202400:04:06
Wararka SBS Somali 22 Agoosto
Isboortiga iyo sida uu bulshada isugu xiro21 Aug 202400:08:49
Ahmednoor Yagool ayaan ka waraysanay saamaynta isboortigu ku leeyahay isku xirka bulshada.
UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan?21 Aug 202400:11:15
Dibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.
Wararka SBS Somali 21 Agoosto21 Aug 202400:10:52
Wararka SBS Somali 21 Agoosto
Daawo dhaqameedka dadka dalka loogu yimid20 Aug 202400:09:52
Australia Explained: Fahamka iyo ixtiraamka daawooyin dhaqameedka dalka dalka loogu yimid.
Wararka SBS Somali 20 Agoosto20 Aug 202400:04:29
Wararka SBS Somali 20 Agoosto
Sidee Ilhan ugu guulaysatay doorashada?16 Aug 202400:15:18
Doorashooyinka Maraykanka iyo sida ay Ilhan Omar ugu guulaystay. Mohamed Wardhere ayaa nooga waramaya.
Wararka SBS Somali 16 Agoosto16 Aug 202400:06:38
Wararka SBS Somali 16 Agoosto
Waa maxay ka raali noqosho (consent)?10 Dec 202400:12:07
Xaaskaaga ma qasbi kartaa haddii ay MAYA ku tiraahdo?
Wararka SBS Somali 15 Agoosto15 Aug 202400:04:04
Wararka SBS Somali 15 Agoosto
AE: how to deal with bullying in school or online?14 Aug 202400:12:21
Maxaad samayn lahayd waalid ahaan haddii ilmahaaga iskuulka lagu dhibo (bullying) ama internetka lagu handado?
Wararka SBS Somali 14 Agoosto14 Aug 202400:16:31
Wararka SBS Somali 14 Agoosto
Wararka SBS Somali 13 Agoosto13 Aug 202400:05:57
Wararka SBS Somali 13 Agoosto
Wararka SBS Somali 9 Agoosto09 Aug 202400:07:02
Wararka SBS Somali
Wararka SBS Somali 8 Agoosto08 Aug 202400:04:30
Wararka SBS Somali 8 Agoosto
Dr Aweys Omar "ha la iska baaro cudurka cagaarshowga"07 Aug 202400:14:32
Cudurka cagaarshowgu (Hepatitis) wuxuu aduunka ku dilaa dad ka badan hal milyan sanad walba. Laakiin qofku is baaro waa la maarayn karaa. Haddii aaddan qabina waa la iska talaali karaa.
Wararka Soomaaliya 7 Agoosto07 Aug 202400:11:10
Wararka Soomaaliya 7 Agoosto.
Wararka SBS Somali 7 Agoosto07 Aug 202400:14:45
Wararka SBS Somali 7 Agoosto
Wararka SBS Somali 6 Agoosto06 Aug 202400:04:37
Wararka SBS Somali 6 Agoosto
Wararka SBS Somali 10 December10 Dec 202400:04:53
Wararka SBS Somali 10 December.
Wararka SBS Somali 2 Agoosto02 Aug 202400:10:35
Wararka SBS Somali 2 Agoosto
Wararka SBS Somali 1 Agoosto01 Aug 202400:04:56
Wararka SBS Somali 1 Agoosto
Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia31 Jul 202400:08:32
Nasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.
Wararka Soomaaliya 31 bisha July31 Jul 202400:10:25
Wararka Soomaaliya
Hooyo loo xiray guur ay ku qasabtay gabar ay dhashay31 Jul 202400:07:57
In qofka lagu qasbo guur uusan raali ka ahayn waa ka mamnuuc Australia. Hooyo ayaa loo xiray inay gabar ay dhashay ku qasabtay inay guursato nin aysan rabin.
Wararka SBS Somali 31 July31 Jul 202400:11:36
Wararka SBS Somali 31 Luuliyo
Wararka SBS Somali 30 Luuliyo30 Jul 202400:04:39
Wararka SBS Somali 30 July
Wararka Soomaaliya 26 July26 Jul 202400:10:15
Wararka Soomaaliya 26 July
Wararka SBS Somali 25 Luuliyo25 Jul 202400:04:47
Wararka SBS Somali 25 July
Wararka SBS Somali 24 July24 Jul 202400:12:29
Wararka SBS Somali 24 July
Wararka SBS Somali 6 December06 Dec 202400:09:05
Wararka SBS Somali 6 December
Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen?24 Jul 202400:10:24
Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi lahayd haddii adiga ama qof qoyskaaga ah u ku lug yeesho dhacdo dagaal ama aflagaado darawalo ama Road rage.?
Wararka Soomaaliya 24 Luuliyo24 Jul 202400:10:46
Wararka Soomaaliya 24 July
Xus loo sameeyay Mohamed Ali Hamud oo dhawaan ku geriyooday Melbourne24 Jul 202400:09:36
Waxaa magaaladda Melbourne xus loogu sameeyay Mohamed Cali Xaamud oo dhawaan ku geeriyooday Melbourne.
© My Podcast Data · Independent project · Data from Apple & Spotify