Back

Explore every episode of the podcast Radio Deegaan Codka Geeska

Dive into the complete episode list for Radio Deegaan Codka Geeska. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–14 of 14

TitlePub. DateDuration
Weydii Qoraaga #0129 mai 202101:11:58
Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
Wareysi xiiso leh iyo Qore Baanacaymuun28 fÊvr. 202100:15:00
Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir
Aqoonyahan Muuddey oo ka warramaya khatarta cudurka safmareenka ee CoVid1901 janv. 202100:04:26
Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
WAR DEG DEG AH: AABAHAY, OMAR FURE, NOLOSHA EYGA TU KA XUN AYUU KU NOOLYAHAY (HUSSEIN OMAR FURE OO U WARAMEY RADIO DEEGAAN )14 aoÃģt 202000:04:15
Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.
ISMAIL OMAR GUELLEH MA JECLA DIMUUQIRAADIYADDA, SIDAA WAXAA YIDHI RUUG CADAAGII (AUN) ADEN ROBLEH AWALEH. 1999.13 aoÃģt 202000:08:11
HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.
Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland04 aoÃģt 202000:15:01
Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Salal iyo Awdal
Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 3 aad)31 juil. 202000:10:01
waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 2 aad)31 juil. 202000:14:32
waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 202031 juil. 202000:14:59
waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
Wareysi xasaasi ah (3) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta18 juil. 202000:11:04
Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Wareysi xasaasi ah (2) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta18 juil. 202000:14:16
Waa qaybtii 2 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Wareysi xasaasi ah (1) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta18 juil. 202000:11:19
Waa qaybtii 1 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad06 juil. 202000:15:01
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 1aad06 juil. 202000:13:41
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
Š My Podcast Data ¡ Independent project ¡ Data from Apple & Spotify