Back

Explore every episode of the podcast Kabasho

Dive into the complete episode list for Kabasho. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–50 of 67

TitlePub. DateDuration
Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada27 juin 202500:40:48
Ep:4; Paranoia| Buufis23 févr. 202500:40:04

Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. 

Dhagaysi wanaagsan.

Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida03 févr. 202500:28:24

'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. 

Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.

Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan22 janv. 202500:29:35

Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. 

Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. 

Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed 07 sept. 202400:26:39

Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan.

HORDHAC:Season 222 août 202400:02:18
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back15 août 202300:35:43

Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.

Dhagaysi wacan.

Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding08 juil. 202300:47:53

Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi. 

Dhagaysi wanaagsan.

Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload26 juin 202300:33:43

Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? 

Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation06 juin 202300:45:20

Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada. 

Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.

Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|25 mai 202300:37:49

Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta.

Dhagaysi wanaagsan .

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior Complex04 mai 202300:37:01

Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional Leakage01 mars 202300:30:50

Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan.

Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt20 févr. 202300:38:21

Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido?   Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.  

Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living15 févr. 202300:28:44

Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.

Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing23 janv. 202300:43:42

Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo?  Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.   

Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness07 janv. 202300:33:18

Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd.   Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding27 déc. 202200:32:44

Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen.  

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:38; Cabsida Geerida |Thanatophobia22 déc. 202200:40:49

Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.   

Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With Uncertainty09 déc. 202200:31:24

Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah.   

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:36; Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts12 nov. 202200:35:45

Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan.   

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:35; Ka kabashada Dhibta Waalidka Is-xambaarsanaha Ah | Healing from Parental Narcissistic Abuse04 nov. 202200:40:19

Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa. 

Dhagaysi wanaagsan. 

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:34; Ka kabashada Dhibta Is-xambaarsanaha | Healing from Narcissistic Abuse 29 oct. 202200:43:04

Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa. 

Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. 

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:33; Is-xambaarsanaanta Iyo Waalidnimada | ;Parental Narcissism22 oct. 202200:28:48

Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan.   

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:32; Xeeladaha Is-xambaarsanaha |Narcissistic Tactics14 oct. 202200:37:18

Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah.   

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:31; Narcissism In relationships |Is-xambaarsanaanta Iyo Xidhiidhada |14 oct. 202200:16:34

Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. 

Dhagaysi Wanaagsan. 

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism24 sept. 202200:31:59

Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda.

Dhagaysi wanaagsan

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:29; Dareen-Habaabin |Emotional Manipulation27 août 202200:37:03

Weli dareenkaaga mala habaabiyay? Maxay ayaad dareentay? maxaa lagu gartaa qofka dareenka habaabinaya? xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aalahan iyo kuwo kale.   

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:28; Xuduudaha Goobta Shaqada |Setting Boundaries At Work19 août 202200:34:04

Sideen u samaystaa Xuduudo -Shaqeed ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.  

Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries07 août 202200:29:03

Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn?  Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries29 juil. 202200:34:24

Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa.   

Dhagaysi wanaagsan 🌸

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism22 juil. 202200:21:42

Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka.   Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan 🌸

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism15 juil. 202200:37:30

'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. 

Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:23; Bahdilaad|Bullying01 juil. 202200:38:30

Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda' , noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo.   

Dhagaysi wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame24 juin 202200:32:52

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba.   

Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety17 juin 202200:36:31

Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto.   Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death12 juin 202200:45:13

Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:19; Urugo|Grief03 juin 202200:35:25

Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing 21 mai 202200:36:03

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo.   

Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan 🙌

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)13 mai 202200:33:37

Xilqaddan waxaynu ku lafa guraynaa waxaynu u bixinay 'tabnaanshiyaha jidheed' waxa uu yahay,sida uu u abuurmo iyo sida looga bixi karo.   

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum Depression 16 avr. 202200:37:46

Xilqaddan waxaynu isku waydiinaynaa urugada hooyada soo foodsaarta kadib markay ilmaha dhasho, waa maxay calaamadaha lagu gartaa? sideese loola dhaqmaa?

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:15; Kalsoonida Nafta|Self-Confidence 08 avr. 202200:32:14

xilqaddan kalsoonida waxaynu ku qeexnay sidan;  waa karti iyo dareen gudeed oo ruuxu kashiisa ku beero taasi oo ku hagta in uu aamino ama ku tiirsado awoodihiisa qofeed. 

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:14; Awoodda Siidaynta|The Power of Letting Go.01 avr. 202200:38:34

Xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aasha ah 'Awood intee le'eg ayaynu u leenahay inaynu siidayno dareemada aynaan jeclayn si aynu qayb uga noqonno kabashadeenna'?.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:13; Dhaawac-Waalid|Parental Wound25 mars 202200:22:43

Haddii waalidkaygu yaraantii isoo dhaawaceen sidee ayaan uga kaban karaa dareemada dhaawacaa ka dhasha, isla markaana sidee ayaan tabashadayda ugala hadli karaa hadda?

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:12; Naf-la Hadal |Self-Talk21 mars 202200:32:53

Naf-lahadalka aynu ka dhaxalnay xilqaddii 11aad waa sidee inuu noqdo, ayaynu is-waydiinaynaa xilqaddan 12aad. Dhagaysi wacan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:11; Sidkanaanta |Attachment11 mars 202200:33:00

Psychologist kii waynaa ee reer Ingiriis John Bowlby wuxuu Sidkanaanta ku qeexay; isku xidhnaanshiyaha laxaweed ee raaga isla markaan ka dhaxeeya bani’aadamka. Xilqaddan waxaynu ku lafo guraynaa sida noocyadii kala duwanaa ee la inoo soo koriyay waynaanteenna inoo saamayn karaan.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:10; Tiirsanaanta-Taban |Codependency04 mars 202200:24:45

Tiirsanaanta-Taban(Co-dependency) waxay dhacdaa marka qofku dulin-laxaweed (Emotional-Parasite) ku yahay dadyowga xidhiidhku kala dhaxeeyo.

Xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa meesha ay kasoo unkanto tiirsanaanta-tabani, calaamadaha lagu garto iyo sida looga bixi karo.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough25 févr. 202200:29:49

Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa. 

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:8; Hungow|Disappointment18 févr. 202200:21:05

Hungowgu waa dareen xeeldheer oo qofka hadheeya hammina ku beera kadib markii sawir ama filasho uu si dhow qalbigiisa ugu hayey ay beenowdo ama midho dhali wayday, xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa sidii aynu ula dhaqmi karno dareenkaas.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Ep:7; Maanka-Dhibanaha|Victim Mentality11 févr. 202200:17:03

Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaado. Waxaynu xilqaddan isku waydiinaynaa  calaamadaha lagu garto lahaanshiyaha maanka-dhibane iyo sida looga bixi karo.  

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
© My Podcast Data · Independent project · Data from Apple & Spotify