Back
Explore every episode of the podcast Haji Warsame Academy - House of Wisdom
Dive into the complete episode list for Haji Warsame Academy - House of Wisdom. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.
| Title | Pub. Date | Duration | |
|---|---|---|---|
| Shir naagood oo shan dhaafey waa shar | 22 May 2020 | 00:00:16 | |
Shir naagood oo shan dhaafey waa shar
| |||
| Shir looma wada uunsiyo | 22 May 2020 | 00:00:15 | |
Shir looma wada uunsiyo
| |||
| Shinbiri laba geed ma wada gurato | 22 May 2020 | 00:00:17 | |
Shinbiri laba geed ma wada gurato
| |||
| Fariin from HW Mahadsanid | 22 May 2020 | 00:00:19 | |
Fariin from HW Mahadsanid
| |||
| Shiikh markiis yimaado, shariifku shubaakaduu ka baxaa | 22 May 2020 | 00:00:17 | |
Shiikh markiis yimaado, shariifku shubaakaduu ka baxaa
| |||
| Shan shitto ma maceysaa | 22 May 2020 | 00:00:15 | |
Shan shitto ma maceysaa
| |||
| Seedi waa beer | 22 May 2020 | 00:00:15 | |
Seedi waa beer
| |||
| Samraa samma hela | 22 May 2020 | 00:00:15 | |
Samraa samma hela
| |||
| Sagaaro mindhaa ima barato | 22 May 2020 | 00:00:16 | |
Sagaaro mindhaa ima barato
| |||
| Sagaaro intey tub joogtey bey tub kale dayataa | 22 May 2020 | 00:00:16 | |
Sagaaro intey tub joogtey bey tub kale dayataa
| |||
| Safar waa si wada yeel | 22 May 2020 | 00:00:15 | |
Safar waa si wada yeel
| |||
| Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa | 21 May 2020 | 00:00:17 | |
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa
| |||
| Runi rag kama nixiso | 21 May 2020 | 00:00:15 | |
Runi rag kama nixiso
| |||
| Run iyo ilkoba waa la cadeeyaa | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Run iyo ilkoba waa la cadeeyaa
| |||
| Roob magaalo ku hoorey ramaas soo bixin maayee laamiguu ku raftaa | 21 May 2020 | 00:00:17 | |
Roob magaalo ku hoorey ramaas soo bixin maayee laamiguu ku raftaa
| |||
| Ri waalan ridaada laguma xirto | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Ri waalan ridaada laguma xirto
| |||
| Reerka meelan loo husan looma haatiyo | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Reerka meelan loo husan looma haatiyo
| |||
| Reer ba'ow yaa ku leh | 21 May 2020 | 00:00:15 | |
Reer ba'ow yaa ku leh
| |||
| Rag waxuu kugu bartuu kugu dilaa | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Rag waxuu kugu bartuu kugu dilaa
| |||
| Rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa la ciyaare | 21 May 2020 | 00:00:17 | |
Rag waxaa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa la ciyaare
| |||
| Rag waxaa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul | 21 May 2020 | 00:00:17 | |
Rag waxaa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul
| |||
| Rag walaalow waxuu ku dhaamo la waa | 21 May 2020 | 00:00:17 | |
Rag walaalow waxuu ku dhaamo la waa
| |||
| Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri
| |||
| Rag waa arinkeen iyo aqbalkeen | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Rag waa arinkeen iyo aqbalkeen
| |||
| Rag qawl baa xira dumarna meher | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Rag qawl baa xira dumarna meher
| |||
| Rag la'aani waxba Kuma yeeshee rag xumaa ku disha | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Rag la'aani waxba Kuma yeeshee rag xumaa ku disha
| |||
| Rag hunguri buu isku raacaa | 21 May 2020 | 00:00:16 | |
Rag hunguri buu isku raacaa
| |||
| Raad arrooryo dib looma raaco | 21 May 2020 | 00:00:15 | |
Raad arrooryo dib looma raaco
| |||
| Fariin from HW Mahadsanid | 21 May 2020 | 00:00:19 | |
Fariin from HW Mahadsanid
| |||
| Quud aan jirin qoryo u guro | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Quud aan jirin qoryo u guro
| |||
| Qunyar socde qodaxi ma mudo | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Qunyar socde qodaxi ma mudo
| |||
| Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga | 20 May 2020 | 00:00:17 | |
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga
| |||
| Qosol hiil leh | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Qosol hiil leh
| |||
| Qosol badani qoonsimaad noqey | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Qosol badani qoonsimaad noqey
| |||
| Qof waliba waxuu dhigtuu dheeftaa | 20 May 2020 | 00:00:16 | |
Qof waliba waxuu dhigtuu dheeftaa
| |||
| Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto
| |||
| Qof aan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto | 20 May 2020 | 00:00:17 | |
Qof aan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto
| |||
| Qeybshe qad ama qaadey | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Qeybshe qad ama qaadey
| |||
| Qawl nin weyn ka dhacay waa qolof geed ka dhacay | 20 May 2020 | 00:00:16 | |
Qawl nin weyn ka dhacay waa qolof geed ka dhacay
| |||
| Qalbigu laba ruux ma wada qaado | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Qalbigu laba ruux ma wada qaado
| |||
| Ood qaadis Iyo jiidis waa Isla guri geyn | 20 May 2020 | 00:00:16 | |
Ood qaadis Iyo jiidis waa Isla guri geyn
| |||
| Ood is qabsatey maroodina wey qarisaa | 20 May 2020 | 00:00:15 | |
Ood is qabsatey maroodina wey qarisaa
| |||
| Nin meeli u cadahay meeli ka madow | 19 May 2020 | 00:00:16 | |
Nin meeli u cadahay meeli ka madow
| |||
| Ninkii uurka daba Illaah baa arka, ninkii Isha dabana aadanaa arka | 19 May 2020 | 00:00:18 | |
Ninkii uurka daba Illaah baa arka, ninkii Isha dabana aadanaa arka
| |||
| Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara | 19 May 2020 | 00:00:16 | |
Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara
| |||
| Ninkii talin jirey hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada | 19 May 2020 | 00:00:17 | |
Ninkii talin jirey hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada
| |||
| Ninkii dhagar qaba dhulkaa u dhaqdhaqaaqa | 19 May 2020 | 00:00:15 | |
Ninkii dhagar qaba dhulkaa u dhaqdhaqaaqa
| |||
| Ninkii belaayadaada raba bowdkaagu qori ka jabsadaa | 19 May 2020 | 00:00:17 | |
Ninkii belaayadaada raba bowdkaagu qori ka jabsadaa
| |||
| Ninkaad Ari weydiisaneyso geel weydii | 19 May 2020 | 00:00:16 | |
Ninkaad Ari weydiisaneyso geel weydii
| |||
| Ninkii aragiisu ku deeqo ayaa oontiisuna ku deeqdaa | 18 May 2020 | 00:00:17 | |
Ninkii aragiisu ku deeqo ayaa oontiisuna ku deeqdaa
| |||
© My Podcast Data · Independent project · Data from Apple & Spotify