Back

Explore every episode of the podcast Codka Ubax

Dive into the complete episode list for Codka Ubax. Each episode is cataloged with detailed descriptions, making it easy to find and explore specific topics. Keep track of all episodes from your favorite podcast and never miss a moment of insightful content.

Rows per page:

1–50 of 107

TitlePub. DateDuration
SE10EP04 Waan Is Guursannay 404 Oct 202400:36:37

Send us a text

Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE10EP03 Waan Is Guursannay 323 Sep 202400:17:58

Send us a text

Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE10EP02 Waan Is Guursannay 216 Sep 202400:15:47

Send us a text

Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE10EP01 Waan Is Guursannay 113 Sep 202400:13:54

Send us a text

Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"28 Jun 202400:33:41

Send us a text

Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye31 May 202400:39:08

Send us a text

Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.

Support the show

SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka10 May 202400:32:44

Send us a text

Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!




Support the show

SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid03 May 202400:25:48

Send us a text

Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida26 Apr 202400:33:28

Send us a text

Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"19 Apr 202400:30:00

Send us a text

Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada12 Apr 202400:24:30

Send us a text

Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE08EP06 Waa Layga Guursaday 1310 Dec 202300:12:04

Send us a text

Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE08EP5: Dhuusamareeb10 Nov 202300:44:58

Send us a text

Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE08EP04: Hadhiwaa27 Oct 202301:03:59

Send us a text

Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE08EP03: Murtida Maansada Urugo14 Oct 202300:45:41

Send us a text

Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE08EP02 Foosiya Rindai29 Sep 202300:23:35

Send us a text

Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.

Support the show

SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta15 Sep 202300:27:05

Send us a text

Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP11 Caweyska Boorama01 Sep 202301:09:50

Send us a text

Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP10 Beledweyn11 Aug 202300:30:36

Send us a text

Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP09 Qays Qeyser07 Jul 202301:11:51

Send us a text

Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP08 Waa Layga Guursaday 1216 Jun 202300:37:01

Send us a text

Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood09 Jun 202301:34:11

Send us a text

Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP06 Caweyska Burco02 Jun 202300:53:06

Send us a text

Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan!

Support the show

SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida01 Jun 202300:27:04

Send us a text

Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun12 May 202300:51:56

Send us a text

Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga01 May 202300:27:26

Send us a text

Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay.  Dhegaysi wacan!

Support the show

SE07EP02 Waa Layga Guursaday 1104 Mar 202300:29:03

Send us a text

Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan.

Support the show

SE07EP01 Bandhigga Hangoolka24 Feb 202300:26:56

Send us a text

”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan! 

Support the show

SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada04 Nov 202200:45:53

Send us a text

Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE06EP07 Udbaha Nolosha09 Oct 202200:51:22

Send us a text

Cabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar ahaanna maansadiisa "Udbaha Nolosha". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka24 Sep 202201:01:21

Send us a text

Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa caafimaadka iyo daawooyinka, yaa se hubinaya tayadooda? Dhegaysi wacan!

Support the show

SE06EP04 Waa Layga Guursaday 1016 Sep 202200:25:14

Send us a text

Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa09 Sep 202200:45:35

Send us a text

Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curiya suugaanta, bulshadana qaybaheeda kala duwan u wacyigeliya hab uu jiil kastaa fahmayo. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE06EP02 - Hadraawi30 Aug 202201:02:04

Send us a text

Qof kasta oo i naga mid ah, Hadraawi wax ayuu u ahaa, kaalin ayuu igu jirey. Prof. Bulxan, Rooble Cabdi Muuse iyo Xasan Maxamed Yuusuf oo midba dhan ka eegi doono maansadii iyo shakhsiyaddii Hadraawi, ayaa ka warrami doona. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE06EP01 Damiirka Anaa Iska Leh21 Aug 202201:07:05

Send us a text

Waa kalkii 6-aad iyo qaybta kowaad oo aynu la sheekaysan doonno Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska, Cabdiraxmaan Cismaan ”Xaaji”. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP12 Fan iyo Fannaan18 Jun 202200:59:41

Send us a text

Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP11 Waa Layga Guursaday 910 Jun 202200:17:30

Send us a text

Waa qaybtii sagaalaad ee taxanaheennii Waa Layga Guursaday. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP10 Maxaa Dookhii Ku Dhacay?03 Jun 202200:53:37

Send us a text

Waxa aynu la sheekaysan doonnaa Ayaan Axmed Caydiid ”Kaab” oo ka warrami doonta suugaanteeda kaftanka iyo maadda huwan iyo ujeeddooyinka ay u tiriso.

Support the show

SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka27 May 202200:43:29

Send us a text

Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka uu maanta marayo. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP08 Waa Layga Guursaday 820 May 202200:14:29

Send us a text

Waa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland13 May 202200:30:35

Send us a text

Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!


Support the show

SE05EP06 Ciid Wanaagsan02 May 202200:19:57

Send us a text

Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su'aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP05 Dalxiiskii Riyada29 Apr 202200:30:02

Send us a text

Ridwaan Iid "Hilawle" waa halabuur curiya suugaanta, sameeya laxammada heesaha, sidoo kalena ku luuqeeya cod aad loo jeclaysto. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP4 Digrigii Xubbiga22 Apr 202200:39:57

Send us a text

Waa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta ka dhalatayba halkan ka dhegayso. 

Support the show

SE05EP03 Waa Layga Guursaday 718 Apr 202200:19:25

Send us a text

Waa qaybtii toddobaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ka boganaynaa sheekada lammaane kala jooga Hargeysa iyo Jigjiga. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha15 Apr 202200:53:50

Send us a text

Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa08 Apr 202200:47:27

Send us a text

Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas? 

Waxa faahfaahin ka bixinaya Ugbaad Axmed Xaashi iyo Dr. Axmed Cabdi Xirsi. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE04EP15 Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas10 Dec 202100:56:00

Send us a text

Waa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo daryeelka duurjoogta. Dhegaysi wacan!

Support the show

SE04EP14: Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq "Heello"19 Nov 202100:52:39

Send us a text

Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta oo uu markan marti ku yahay Cabdirixiin Siddiiq "Heello". Dhegaysi wacan!

Support the show

SE04EP13 Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi05 Nov 202100:36:54

Send us a text

Waa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Qaybtani waa dhegaysi, haddii aad doonayso in aad daawato qaybtan, booqo boggayaga Youtube, adiga oo ku baadhaya magaca Codka Ubax. Barnaamijka Fanka & Suugaanta oo taxane ah waxa marti ku ah Cawaale Deeqsi. Dhegaysi/daawasho wacan!

Support the show

© My Podcast Data · Independent project · Data from Apple & Spotify