Retour

Explorez tous les épisodes du podcast SBS Somali - SBS Afsomali

Plongez dans la liste complète des épisodes de SBS Somali - SBS Afsomali. Chaque épisode est catalogué accompagné de descriptions détaillées, ce qui facilite la recherche et l'exploration de sujets spécifiques. Suivez tous les épisodes de votre podcast préféré et ne manquez aucun contenu pertinent.

Rows per page:

1–50 of 1,005

TitreDateDurée
Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 202630 avr. 202600:09:54
Xubnaha mucaaradka Qaranka oo la shiray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa iyaguna shir yeeshay iyo booliiska maamul-goboleedka Waqooyi Bari oo qabtay nin ay ku eedeeyeen ganacsi maandooriye.
Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia?30 avr. 202600:13:06
Ku dhowaad 30 sannadood ayaa laga joogaa, markii toogaasho-wadareed lagu dilay 35 qof, ay ka dhacday tuulada Port Arthur oo ku taalla koonfurta Tasmania. Welise ma la xakameeyey hubka Australia?
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 30 April 202630 avr. 202600:05:37
Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka: Khamiis 30 April 2026
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 29 April 202629 avr. 202600:11:25
Halkan ka dhegeyso wararkii Arbacada ee Australia iyo Caalamka 29 April 2026.
Somalia News: Warkii Soomaaliya Arbaco 29 April 202629 avr. 202600:09:54
Halkan ka dhegeyso warkii maanta oo Arabaco ah naga soo gaarey Soomaaliya
Waraysi: Hassan Jama - Maamulihii laanta Af-Soomaaliga idaacadda SBS oo shaqadii ka tegey28 avr. 202600:17:04
Hassan Jama, maamulihii laanta af-soomaaliga ee idaacadda SBS ee Australia ayaa 13 sannadood ka dib ka ruqsaystay shaqadii idaaccada. Waraysigan ayaanu ku weydiinney sababta.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 28 April 202728 avr. 202600:04:16
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo caalamka ee Talaado 28 April 2026
The overlooked story: Aboriginal and Torres Strait Islander service on ANZAC Day - Dhibbanayaashii la illaaway: Kaalinta dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islander ee xuska ANZAC Day28 avr. 202600:09:21
Each year Australians gather on ANZAC Day to remember those who served in wars, conflicts and peacekeeping missions. But whose stories are we remembering? Are there stories we don’t always hear? In this episode we explore an important part of Australia’s history that has often been overlooked—the service of Aboriginal and Torres Strait Islander peoples. - Maalinta la yiraahdo, ANZAC Day waa mid ka mid ah maalmaha qaranka ee ugu muhiimsan Australia. Sannad kasta, dadku waxay isugu soo baxaan inay xusuustaan kuwii u soo adeegay dalkan, xilliyadii dagaallada iyo hawlgallada nabad-ilaalinta.
Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?28 avr. 202600:07:19
Dalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Isniin 27 April 202627 avr. 202600:05:11
Ninkii lagu eedeeyey isku-dayga inuu khaarajiyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa caawa la hor keenayaa maxkamad ku taal magaalada Washington.
SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii JImcaha oo dhan 24 April 202627 avr. 202600:50:27
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 24 April 2026 oo dhammays tiran
Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan26 avr. 202600:07:32
Koox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixiyeennadu si khaldan ayay u qiyaasayeen inta uu le’eg yahay culayska ama xoogga ay tahay inay walax ku qabtaan, balse muddo kooban ka dib, waxay la qabsadeen jawiga iyagoo dib ugu laabtay qaabkii caadiga ahaa ee ay wax u qabsan jireen.
U doodayaasha oo soo dhoweeyey in qubeyska looga dhigo lacag-la'aan waayeelka xarumaha daryeelka26 avr. 202600:10:53
Dowladda oo wax weyn ka beddeli doonta nidaamka NDIS, laakiin aqbashay inay bixiso kharashka qubeyska ee dadka waayeelka ah ee u qalma nidaamka.
Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia24 avr. 202600:07:52
Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yiraahdo RSV.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 24 April 202624 avr. 202600:09:58
Warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 24 April 2026 halkan ka dhegeyso.
Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 24 April 202624 avr. 202600:10:03
Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Jimce ah - 24 April 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 22 April 202622 avr. 202600:12:37
Wararka maanta waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu dalkiisu kordhin doono xabbad-joojinta ay horey ula qaateen Iran. Iran-na waxay dalalka Khaliijka ugu gooddidey inay burburin doonto soo-saarka shidaalkooda haddii uu Maraykanku kasoo weeraro dalalkooda.
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 22 April 202622 avr. 202600:09:24
Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah, 22 April 2026
Tacsi: Ahmed Abdillahi Mohamed (Brigato)21 avr. 202600:08:06
Ilaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka dhegeysan kartaa tacsida
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 21 April 202621 avr. 202600:05:26
Halkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka
Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii16 avr. 202600:06:55
Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 202616 avr. 202600:05:16
Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.
Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor16 avr. 202600:11:48
Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 202615 avr. 202600:10:30
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta
Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada14 avr. 202600:09:46
Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday14 avr. 202600:07:16
Cirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.
India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of14 avr. 202600:05:52
Dalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 13 April 202613 avr. 202600:04:50
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026
Thinking of a career change? Here are some tips and options to consider - Australia Explained: Shaqo cusub iyo bilow cusub: Sida loo beddesho xirfaddaada shaqo ee dalka Australia13 avr. 202600:09:53
Looking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka ka jira. Meel kasta oo ay da'daadu tahay, asalkaaga, ama xitaa haddii uu Af-Ingiriisku yahay luqaddaada koowaad iyo haddii kaleba, in qofku uu mar uun shaqadiisa beddesho, mid aan laga baaqsan karin bay noqotay sammankan la joogo. Warbixintan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo taageerada ka jirta Australia ee laga heli karo si ay kaaga caawiyaan hannaankaas isbeddelka ah.
SBS Somali Friday Program Full: Barnamijkii Jimcaha oo dhan 10 April 202612 avr. 202600:54:16
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 10 April 2026 oo dhammays tiran. Ka hel warar iyo warbixinno muhiim ah.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 10 April 202610 avr. 202600:10:39
Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Jimce 10 April 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 10 April10 avr. 202600:11:25
Ciidanka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibbadooda ayaa la sheegay inay duqaymo cirka ah u geysteen dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa koonfurta Mudug. Odayaaasha Gedo-buuri Bari-na waxay sheegeen inay qaateen nabad shuruud la'aan ah oo ay hoggaaminayso xukuumadda Somaliland, iyo ciidamo tababar loogu xidhay Puntland.
Waraysi: Ubah Garbis - Xafladda Ciidul-fitr ee Grandville - Sydney09 avr. 202600:10:46
Ubah Gabris oo ah guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa nooga warrantay xaflad loo dhigi doono munaasabadda Ciidul-fitri oo Axadda 12-ka April ka dhici doonta Grandville Town Hall - Sydney.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga 9 April 202609 avr. 202600:05:07
Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Israel ugu baaqay inay joojiso duqaymaha ay ka waddo Lubnaan. Donald Trump-na wuxuu ku gooddiyey inuu dalalka Iran ka iibiya hubka badeecadahooda kusoo rogi doono cashuur dheeraad ah.
Khatarta Peptides-ka: Marka ay talada baraha bulshadu ka awood badato tan dhakhtarka iyo khatarteeda.09 avr. 202600:11:36
Waaba laga yaabaa inaad maqashay "Peptides", waana maaddooyin laysku duro oo ay dadka qaar rumaysan yihiin inay si degdeg ah u gubaan baruurta, ka hortagaan gabowga, ama hagaajiyaan midabka iyo quruxda maqaarka. Khubarada caafimaadkuse waxay ka digayaan khatar ku duugan. Wax ka ogow.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 8 April 202608 avr. 202600:12:43
Wararka maanta waxaa ka mid ah Maraykanka iyo Iiran oo aqbalay xabbad-joojin 14 maalmood ah oo ay Pakistan dhexdhexaadisey.
#107 Protecting Wildlife | Talking about animals and nature (Med) - Learn English ep107: Baro Ingriisi - Ilaalinta duur-joogta iyo ka hadalka xayawaanka iyo dabeecadda08 avr. 202600:10:23
Learn useful English for talking about animals, nature, and protecting wildlife. Practise everyday phrases for discussing threats to animals, expressing concern, and describing the environment. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka xayawaanka, dabeecadda, iyo badbaadinta duur-joogta. KU tabobaro weedhaha maalinlaha ah ee loo isticmaalo ka doodista khataraha soo food saara xayawaanka, muujinta walaaca, iyo sharraxaadda deegaanka.
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 8 April 202608 avr. 202600:10:35
Halkan ka dhegeyso warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya - Arbaco 8 April 2026
“Jirka haweenka yaan loo isticmaalin dagaalka" – Digniin ka soo baxday Medecines Sans Frontieres (MSF007 avr. 202600:10:43
Gudaha dalka Suudaan ayaa kufsiga loo isticmaalayaa sidii "hub dagaal oo kale. Haweenka iyo gabdhaha ka baxsanaya colaadda ayaa ka sheekaynaya kufsi kooxeed iyo jirdil loo geystey intii ay qaxayeen oo ay isku dayayeen inay gaaraan meel nabad ah. Sidaana waxaa lagu sheegay warbixin ay soo saareen hay'adda MSF.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 7 April 20607 avr. 202600:05:29
Australia iyo Iiraan oo labaduba ka jawaabey hadalkii madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyo tallaalka hargebka oo carruurta sanka laga siinayo sannadkan ayaa ka mid ah wararka maanta.
Khubarada: Shirkadaha baraha bulshada waa in la saaro cadaadis06 avr. 202600:07:19
Guddiga badbaadada internetka ee Australia ayaa bishan gudeheeda ku hanjabay inay maxkamad soo taagi doonaan shirkadaha baraha bulshada, ka dib markii ay iska indha-tireen sharciga baraha bulshada ka mamnuucaya carruurta ka yar 16-ka sano. Guddigu ayaa baaraya qaar ka mid ah baraha ugu waaweyn adduunka, sida Instagram iyo Facebook oo ay leedahay shirkadda Meta, iyo sidoo kale YouTube, Snapchat, iyo TikTok.
Australia’s unique wildlife: what makes it special and what’s at risk - Australia Explained: Noolaha u gaarka ah Australia - Maxay u gaar yihiin, maxaase halis ku haya?06 avr. 202600:13:39
Australia is one of the most biodiverse places on Earth, home to wildlife and plant species found nowhere else on the planet. In this episode of Australia Explained you’ll learn about what makes Australia’s biodiversity so special, the threats it faces and how we can all help protect it. - Australia waa mid ka mid ah meelaha ugu qanisan dunida marka laga hadlayo dhanka noolaha (biodiversity), waxaana ku nool duur-joog iyo dhir aan meel kale laga helin. Qaybtan barnaamijka Australia Explained, waxaad ku baran doontaa, waxa noolaha Australia ka dhigaya kuwo gaar u ah qaaraddan, khataraha soo food saaray, iyo sida aynu dhammaanteen gacan uga geysan karno badbaadintooda.
Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K06 avr. 202600:07:09
Australia ayaa sanadkan wajaheysaa xilligii hargabka oo si aan caadi ahayn hore ugu bilaabmay, waxaana sabab u ah nooc hargabka ka mid ah oo si degdeg ah u faafa oo loo bixiyay Super-K.Sanadkii hore, Australia waxaa laga helay in ka badan 500,000 oo kiis, halka sanadkan ay durba hadda marayaan in ka badan 24,000 oo kiis
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga SBS 3 April 202603 avr. 202600:09:09
Halkan ka dhegeyso warkii Jimcaha ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka
Somali News: Warka Soomaaliya Jimce 3 April 202603 avr. 202600:12:06
Xildhibaannadii cusbaa ee G. Benaadir oo la dhaariyey. Galmudug oo ku dhawaaqday doorasho qof iyo cod ah iyo wararkii Baydhabo.
SBS News Somali: Warka Soomaaliga 2 April 202602 avr. 202600:05:24
Halkan ka dhegesyo warkii maanta ee Australia iyo caalamka
Eeygu ma saaxiibka ugu daacadsan ee Bini-aadamkaa? Maxay ka tiri Cilmi-baarista Cusubi?01 avr. 202600:04:55
Cilmi-baarayaal baadhay hiddo-side aad u da' weyn oo Eey , ayaa ogaaday inay dadka la noolaayeen qiyaastii 16,000 oo sano ka hor, waqtigaas oo aad uga horreeyay intii aan la bilaabin beerashada iyo dhismaha magaalooyinka.
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Arbaco 1 April 202601 avr. 202600:09:11
Warka maanta waxaa ka mid ah: Raqiisinta shidaalka oo laga yaabo inay dhaqan gasho horraanta toddobaadka dambe iyo NASA oo fasaxday dayax-gacmeed bani-aadam saaran yahay oo kusoo wareegi doona dayaxa
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaca 1 April 202601 avr. 202600:11:02
Warka Soomaaliya maanta wuxuu ku saabsan yahay is-beddelkii ka dhacay dowlad-goboleed Koonfur Galbeed ee Soomaalia iyo madaxweynaha Puntland Saciid Abdillahi Deni oo sameeyey isku-shaandheyn wasiirro.
Dayaxa oo dib loogu noqonayo: Maxaa isbeddeley 50 sano ka dib?31 mars 202600:09:17
Bini-Aadamka ayaa markii ugu horreysay tan iyo sannadihii 1970-yadii dib ugu laabanaya Dayaxa. Afar xubnood oo duuliyeyaal ah ayaa muddo ka badan labo sano u tababaranayay, hawlgal qaadan doona ku dhowaad 10 maalmood, kaas oo dayax-gacmeed loogu diri doono hawada. Dayax gacmeedka ayaa isagoo xawaare dheereeya ku socda kusoo wareegi doona dayaxa , ka dibna ugu soo laaban doona dhulka.
© My Podcast Data · Projet indépendant · Données issues d'Apple & Spotify