Retour
Explorez tous les épisodes du podcast Radio Deegaan Codka Geeska
Plongez dans la liste complète des épisodes de Radio Deegaan Codka Geeska. Chaque épisode est catalogué accompagné de descriptions détaillées, ce qui facilite la recherche et l'exploration de sujets spécifiques. Suivez tous les épisodes de votre podcast préféré et ne manquez aucun contenu pertinent.
| Titre | Date | Durée | |
|---|---|---|---|
| Weydii Qoraaga #01 | 29 May 2021 | 01:11:58 | |
Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare | |||
| Wareysi xiiso leh iyo Qore Baanacaymuun | 28 Feb 2021 | 00:15:00 | |
Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir | |||
| Aqoonyahan Muuddey oo ka warramaya khatarta cudurka safmareenka ee CoVid19 | 01 Jan 2021 | 00:04:26 | |
Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey | |||
| WAR DEG DEG AH: AABAHAY, OMAR FURE, NOLOSHA EYGA TU KA XUN AYUU KU NOOLYAHAY (HUSSEIN OMAR FURE OO U WARAMEY RADIO DEEGAAN ) | 14 Aug 2020 | 00:04:15 | |
Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay. | |||
| ISMAIL OMAR GUELLEH MA JECLA DIMUUQIRAADIYADDA, SIDAA WAXAA YIDHI RUUG CADAAGII (AUN) ADEN ROBLEH AWALEH. 1999. | 13 Aug 2020 | 00:08:11 | |
HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA. | |||
| Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland | 04 Aug 2020 | 00:15:01 | |
Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Salal iyo Awdal | |||
| Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 3 aad) | 31 Jul 2020 | 00:10:01 | |
waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo. | |||
| Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 2 aad) | 31 Jul 2020 | 00:14:32 | |
waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo. | |||
| Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 | 31 Jul 2020 | 00:14:59 | |
waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo. | |||
| Wareysi xasaasi ah (3) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta | 18 Jul 2020 | 00:11:04 | |
Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta. | |||
| Wareysi xasaasi ah (2) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta | 18 Jul 2020 | 00:14:16 | |
Waa qaybtii 2 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta. | |||
| Wareysi xasaasi ah (1) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta | 18 Jul 2020 | 00:11:19 | |
Waa qaybtii 1 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta. | |||
| Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad | 06 Jul 2020 | 00:15:01 | |
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan. | |||
| Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 1aad | 06 Jul 2020 | 00:13:41 | |
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan. | |||
© My Podcast Data · Projet indépendant · Données issues d'Apple & Spotify