Explorez tous les épisodes du podcast Abubakar Mohammed
| Titre | Date | Durée | |
|---|---|---|---|
| Hordhac - Hooyo Macaan | 14 May 2024 | 00:04:17 | |
Hooyo waa ereyo ka kooban shan xaraf, laakin micnihiisa ayaa ka badan intaas, waa jeceyl, waa naxariis waa farxad, waa deggenaansho, waa jannah, waa nolol. Dhammaan ereyada aduunka hadii la isku dayo in lagu micneeyo aanan lagu micneyn karin. Alla dadka u fududaa dhawaaqa ereyga hooyo, isla markaasna adagaa in la tilmaamo. | |||
| Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada | 05 Nov 2022 | 00:32:40 | |
Qabta 6aad: Ka farxi dadka: In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa: Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale. | |||
| Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada | 03 Nov 2022 | 00:19:11 | |
Qaybta 5aad: Raaxada Jirka: Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa: Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga. | |||
| Jaceylka Nabiga ee Xaasiskiisa - Ku Raaxayso Noloshaada | 24 Oct 2022 | 00:08:22 | |
Waxaan ka xiran karnaa indhaha waxyaabaha aanan rabin in aan aragno, laakiin kama xiran karno qalbigeena, waxyaabaha aanan rabin in aan dareeno. | |||
| Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada | 24 Oct 2022 | 00:30:19 | |
Waxa ugu weyn ee uu ku raaxaysto qalbigu, waa in uu helo jacayl joogta ah. Jacaylka waa waxa ugu quruxda badan ee la haysto. Sooma aad arkin marwalba oo aad fiirisid qofka aad jeceshahay, wajigaaga waxa ka muuqda farxad iyo dhoolla caddayn. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonaa: Sida Jacayl qurux badan loo dhiso. | |||
| Nimcada Alle - Ku Raaxayso Noloshaada | 22 Oct 2022 | 00:16:34 | |
Ka faker waxa aad haysatid inta aadan ka fakerin waxyaabaha kaa maqan! | |||
| Ha is barbardhigin - Ku raaxayso Noloshaada | 22 Oct 2022 | 00:07:09 | |
“Ahoow qofka adiga aad tahay. Faraxsanow kuna noolow noloshaada dhabta ah. Waxaa jira sabab uu illaahay kaaga dhigay sida aad tahay, kuu siiyay waxa aad haysato” | |||
| Raaxada Maskaxda 3 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada | 22 Oct 2022 | 00:36:45 | |
Inta aad nooshahay waxa ugu weyn oo farxad ama murug ku dareensiiya waa sida aad u fekerayso. Sababta aad ugu raaxaysan wayday noloshaada waa natiijad ka dhalatay qaabka liita ee aad u isticmaalayso maskaxdaada. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa: Sida loo oggaado waxa si dhab ahaan kuu farxad geliya. | |||
| Raaxada Ruuxda 2 - Ku Raaxayso Noloshaada | 17 Oct 2022 | 00:17:28 | |
Marka aan raadiyay waxa ay ku raaxaysato ruuxdu, waxaan oggaaday qofka kaliya oo ii sheegi kara jawaabtaas in uu yahay midka abuuray ruuxda iyo dadka oo dhan; Allaah, kadib waxaan ka baaray Qur’aanka iyo sunnada, waxaan oggaaday in ruuxda aysan raaxaysanaynin illaa marka ay u dhowaato midka abuuray, Allaah! Waxaan soo qaadan doonnaa qaybtan:
| |||
| Ha Murugoon 1 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada | 09 Oct 2022 | 00:37:07 | |
Waxaan marka ugu horreeya ku billaabi doonaa safarkeenna quruxda badan ku raaxaysiga nolosha, in aan daawo u helno muruggada aan dareemayno. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonnaa:
| |||
| Hordhac - Ku Raaxeyso Noloshaada | 07 Oct 2022 | 00:10:58 | |
Miyaad faraxsantahay? Ma tahay noloshan aad ku nooshahay, nolosha aad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? Hadaba, Kaalay oo ila fuul doonta "Ku Raaxeysiga Nolasha”, doontaas oo kaa qaadi doonta halka aad maanta taagan tahay, kuna gayn doonta jasiirad aad u qurux badan oo ay naftaadu raalli ku tahay. | |||